Che -Guevara Posted August 19, 2007 "AABAHA LOOMA HAL WACAY WAXAA TAHAY IN HEBLAY HOOYADA LAMA HURAAN" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 20, 2007 Markaan ku arko Waan kaa maqsuudi lahaa Muragadaan qabee Hooyooy macaan Muuqaagu wuu Iga meyri lahaa Dhibtaan soo maray Hooyooy macaan Intaan kaa maqnaay Waa maaganoo Manfac iyo hurdaba Waa iska maanacee Hooyooy macaan Maama aragtidaa Anigoo Maka iyo Madiina tagay Xajkii soo maray Hooyooy Magan Illaah Markasta ahoow Maamooy dhib aad Igu soo martay Miisaan xaq ah Lama magi karo Minaankaaga janada Mowla' haka dhigo Markaan ku arko waan Maamuusi lahaa Waad mudan tahay Hooyooy macaan Murti iyo amaan Baan u marin lahaa Ma huraankiiyeey Hooyooy macaan Dadka moogayaan U maqashiin lahaa Maalin iyo habeen U macneeyn lahaa Maama aragtidaa Anigoo Maka iyo Madiina tagay Xajkii soo maray Hooyooy Magan Illaah Markasta ahoow Maamooy dhib aa Iga soo martay Miisaan xaq ah Lama magi karo Minaankaaga janada Mowla' haka dhigo Markaan ku arko waan Maamuusi lahaa Waad mudan tahay Hooyooy macaan Heestana waa tanaa, oo uu qaado Hanuuniye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 20, 2007 Love that song. It is in every wedding I have been to with moms taking the center stage. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pacifist Posted August 20, 2007 This song always makes me teary eyed. Their is no one like Hooyo. Maama aragtidaa Anigoo Maka iyo Madiina tagay Xajkii soo maray Hooyooy Magan Illaah Markasta ahoow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pujah Posted August 20, 2007 I love that song...Hooyo macaan abaal keeda yaa gudi kara Quote Share this post Link to post Share on other sites