Deeq A. Posted May 19, 2019 Qarax gaari oo laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa goordhow ka dhacay Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay agaaarka Hoteelka Munno oo ku yaalo meel aan sidaasi uga fogeeyn Beerta Nabadda oo masaafo aad u yar u jirto madaxtooyada Villa Soomaaliya. Lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxaasi waxaana uu dhacay xili ay dadku ay afurkii u fadhiyeen. Faah faahinta dib kala soco insha allah Puntland Post The post Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites