Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Xukuumadda Muuse Biixi Oo Markale Aflagaado Qaawan Ku Qaaday Proff. Axmed Ismaciil Samatar .

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Burco) Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo dagaal xagga war baahinta loo marinaayo la gashay Proff. Axmed Ismaciil Samatar oo Wali ka tirsan Xisbiga KULMIYE iyagoo dhibsaday doodihii uu Gobolada ku qabtay ayaa waxa markale weerar qaawan ku qaaday Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada . Marwo Hinda Jaamac oo ka hadlaysay magaalada Burco ayaa weerar aflagaado ah ku casharisay Proff. Samatar . Hoos ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this