Sign in to follow this  
Deeq A.

Millateriga Suuriya Oo Mar Kale Iska Difaacday Duqaymo Kaga Yimid Israa’iil

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka Difaaca Cirka ee dalkaasi ayaa la sheegay inay burburiyeen Gantaalo ay Millateriga Israa’iil ka soo ganeen Xuduudka ay ka haystaan.

syria-750x430.jpg

Duqeyntan ayaa timid wax ka yar 24 saacadood kadib, markii ay Wakaalladda Wararka Syria ee SANA sheegtay inay Ciiddanka Difaaaca ee Syria toogteen tiro ka mid ah Gantaalo laga soo ganay dhulalka ay Israel ka haysato Koonfurta dalka Syria.

Milliteriga Suuriya waxay Gantaaladaasi kaga hor tagaeen hawdaa sare ee Gobalka Quneytara, halkaasi oo ay ku yaallaan Saldhigyo Milliteri.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this