Deeq A. Posted May 19, 2019 Muqdisho (SMN) – Waxaa xalay tartan Aqooneedka Shabelle ku baratamay degmooyinka Warta Nabadda iyo Wanlaweyn oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Sh/ Hoose. Tartan xiiso badan ayey soo bandhigeen labadaani Degmo oo ku wada jira Group-ka B ee is araga labaad wareega koowad ee tartanka. Gudoomiyaha guddiga tartan bisha Ramadaan Maxamed Axmed Jimcaalle ayaa sheega in min 10 buundo ay kala keensadeen tartamayaasha labadaasi degmo. Tartan Aqooneedka Shabelle Sanadkan waxaa si wadajir ah u taabagalinaya Shirakaddaha Becco iyo Coca-Cola. View the full article Share this post Link to post Share on other sites