Sign in to follow this  
Deeq A.

Warta Nabadda iyo Wanlaweyn oo xalay galay barbar dhac

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Waxaa xalay tartan Aqooneedka Shabelle ku baratamay degmooyinka Warta Nabadda iyo Wanlaweyn oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Sh/ Hoose.

Tartan xiiso badan ayey soo bandhigeen labadaani Degmo oo ku wada jira Group-ka B ee is araga labaad wareega koowad ee tartanka.

Gudoomiyaha guddiga tartan bisha Ramadaan Maxamed Axmed Jimcaalle ayaa sheega in min 10 buundo ay kala keensadeen tartamayaasha labadaasi degmo.

Tartan Aqooneedka Shabelle Sanadkan waxaa si wadajir ah u taabagalinaya Shirakaddaha Becco iyo Coca-Cola.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this