Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Magaaladda Burco Oo Hay’adaha Dawladdu Ku Kaliyaysteen Xuska 18-ka May

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Burco) Magaaladda Burco oo ah goobtii lagaga dhawaaqay gooni isutaaga Somaliland ayaan sannadkan looga xusin sidii ay ahaan jirtay waxaana ku kaliyaystay laamaha Dawladda ee Gobolka iyo xubno Wasiiro Ah Oo Hargaysa ka yimi . Hoos ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this