Sign in to follow this  
Deeq A.

Wardhiigley iyo Wanlaweyn oo caawa ku loolamaya Shabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Tartanka faca weyn ee Shabelle oo haatan maraya meel xiiso badan ayaa waxa caawa isaga hor imaan doono degmooyinka Wardhiigley iyo Wanlaweyn.

Labadaani degmo oo ku wada jira Group-ka B is araga labaad ee wareega koowaad ayaa kala matalaya gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose.

Wardhiigley ayaa kulankii hore waxaa ka soo badiyay tartamayaasha degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir.

Sidoo kale Wanlaweyn ayaa laga soo badiyay tartankii hore , kadib markii ay isku dhaceen degmada Dharkenley.

Tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan waxaa si toos ah uga daawan kartaa boggeena Facebook Shabelle Media Network.

Waxaa sanadkan tartanka taaba gelinaya shirkadaha Beco iyo Coca-Cola, halka su’aal diyaarintuna uu yahay dugsiga sare ee xisaabaadka iyo Ganacsiga Adult.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this