Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Shacabka oo kulan ku leh M/ Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho.

Kulankan oo ah kii 15-aad ayaa qeyb ka ah Kalfadhiga Shanaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya.

Ajendaha kulanka ayaa ah:

1.U codeynta heshiiska caalamiga ah ee naafada.

2.Warbixinta Khasaarooyinka loo geystey shirkadaha Hormuud iyo Somtel.

3.Akhrinta labaad wax ka bedelka sharciga Saxaafadda.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this