Deeq A. Posted May 18, 2019 Kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga hadli-doonaa arrimo badan waxaana ka mid ah: 1. Heshiiska Caalamiga ah ee Naafada, kaasoo ay dhowaan ay soo ansixiyeen golaha wasiirrada. 2. khasaarihii loo geystay shirkadda isgaarsiinta Hormuud oo Ciidamada Kenya ay burburin u geysteen xarumihii ay ku lahaayeen Jubbooyinka iyo Gedo, guddiga isgaarsiinta ayaa golaha dhowaan horkeenay. 3. Ugu dambeyntii, waxaa akhrinta 2aad la marsiin-doonaa wax ka bedelka sharciga Saxaafadda. Goobjoog news Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites