Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo lagu Toogtey Kaaraan

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho(SMN):–Warar dheeraad ah ayaa kazoo baxaya Kooxo hubaysan oo nin katirsan Maamulka Dowladda Hoose ee Xamar Gaar ahaan Waaxda Dhalashadda iyo sugnaanta ku dilay Degmadda Kaaraan ee Gobolka Banaadir

Ninka ladilay ayaa waxaa la sheegayaa in lagu magacaabi jiray Cabdicasiis Cabdulaahi Maxamed oo kamid ahaa Howlwadeenada Gobolka Banaadir

Ragii gaystay dilkaasi ayaa goobta ka baxsadey, waxa ayna dadka Degmadu sheegayaan in goobta ay wax ka dhaceen xiligaasi kadib ay soo gaarin  Ciidamo ka tirsan kuwa Amaanka.

Dilalka Qorsheysan iyo Weerarada loo adeegsado Qaraxyadda ayaa inta badan ka dhaca Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this