Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo guddi u saartay dhismaha buundo roobka gu’gu gooyay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1558016735887.jpg?w=1000&ssl=1Madaxweynaha Puntland oo guddoominaya shirka

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna goob joog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay, Amniga dalka, Imtixaanaadka Shahaadiga ah, Arrimaha Xajka iyo Warbixino Kale.

Halkaan ka akhriso qodobada

FB_IMG_1558016667714.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Puntland oo guddi u saartay dhismaha buundo roobka gu’gu gooyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this