Barwaaqo Posted May 20, 2019 Midnimo dhimatay kii bakhti afuufayaa isagaa ku daali! Mar Hadii aadan biriij hawadda sare mara oo na dul Mara, aanad dhidibadda u aasi karin iska miciinso hadal iyo qoraalka aad meelahaa ku xaradho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 20, 2019 Apophis, Galbeedi nin gudcur madaw indhaha aad u kala qaaday weeyan. macalasaf, wax faa'iido ah uu ka helay ma jirto, bil cakis waxa laga yaaba in saxar duulaya ka galay isha. Midnimo uu Mogadishu ka daydayaayo, waxa ka horaysa in marka hore Hargeisa wax ka noqdo oo wax ka dhisto oo jeclaado dhulkii u udhashay. Laakin qof dhulkii uu udhashay halka uu uga ducayn lahaa, habaar la daba socda, wax faaiido ah oo so wada ayaa iska yar. Somaliland caravan shall move on... 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites