Sign in to follow this  
Deeq A.

“Xildhibaan Dhakool Haddii Aan La Xidhin Shacbiga Dili Lahaa…” Faysal Cali Waraabe

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Eng Faysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id kaga hadlay xaaladda dalka ka taaggan iyo xadhigga Xildhibaan Dhakool ayaa sheegay in xildhibaankaasi khalad weyn sameeyay xadhiggiisuna yahay mid sharci ah “Xildhibaan Dhakool haddii aan la xidhin shacbiga dili lahaa,” sidaas ayaa ka mid ah hadalka Eng Faysal Cali Waraabe, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this