Sign in to follow this  
Deeq A.

Howlwadaag iyo Kaxda oo caawa ku tartamaya Shabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Degmooyina waa weyn ee Howlwadaag iyo Kaxda oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa caawa isaga hor imaan doono tartan aqooneedka Shabakadda Warbaahinta Shabelle..

Labadaani degmo ayaa ku wada jira Group-ka A ee is araga labaad wareega koowaad ee tartanka bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Degmada howlwadaag  ayaa kulankii hore ka soo soo badisay dhiggeeda degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Sidoo kale Kaxda ayaa horay u soo soo badisay, kadib markii ay isku dhaceen degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Tartamayaasha labada dhinac ayaa haatan muujinaya dadaalo xoogan, si degmo weliba ay u difaacato dhibacaheeda.

Sanadkan waxaa tartan aqooneedka Shabelle abaal marin qaali ah ku bixinaya shirkadaha Beco iyo Coca Cola,

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this