Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “ Waa Kuma Qofka Ku Qaadaya “Telefeeshinka Caalamiga Ah Ee CNN Oo Barnaamij Ka Diyaarisay Kornayl Tuke Oo Danbiyo Loo Haysto.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)Telefishinka CNN-ta ee dalka Mareykanka aya barnaamijka THE LEAD ku baahiyay warbixin lagaga hadlayay qofka uu yahay Yuusuf Cabdi Cali oo ku magac dheer Kornayl Tuke. 

8E402505-E91F-4E94-B4C2-2D996E8FBCDF.jpe

Barnaamijkan oo ciwaan looga dhigay waa kuma ‘Qofka ku qaadaya’ oo laga soo xigtay shaqadii ugu danbaysay ee uu Korneyl Tuke ka hayay Maraykanka oo ahayd taksiile. Hoos Ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this