Sign in to follow this  
Deeq A.

Caruurta yaan Siyaasada madhelays ah loo adeegsan, kuwa UK Iyo Muqdisho calamada ka soo dirayaa ha joojiyaan fidnada

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa la xaqiijinayaa in xubno ku kala sugan UK Iyo Muqdisho in ay Mashruuc ku soo qaateen caruurta ku nool magaalooyinka Somaliland in ay u qaybiyaan maryo ka tolan calanka Somaliya, si khalkhal loogu galiyo Somaliland oo halkaasi ku soo gaadhay nabada Iyo xasi loonida aan ku Iman si hawl yar hase ahaatee ay dhiigooda Iyo naftoodaba u soo hureen aabayaasheen.

Iyada oo la is wada garanaayo waxa haboonaa in aan caruurta lagu soo dhuuman ee dalka Iyo dadka loo tudho, Lana joojiyo shilimaadka laga soo qaadanaayo Farmaajo oo jar ka sii laalaada.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this