Sign in to follow this  
Deeq A.

Is araga 2-aad ee degmooyinka oo Caawa bilaabanaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Degmooyinka Hodan iyo Baraawe oo kala matalaya gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose ayaa caawa ku ballsan tartan aqooneedka Shabelle.

Labada degmo ayaa ku wada jira Group-ka A is araga labaad ee wareega koowaad oo caawa la guda galayo.

Baraawe ayaa tartankii hore laga soo badiyay, kadib markii ay isku dhaceen degmada Kaxda ee gobolka Banadir.

Sidoo kale Hodan ayaa horay looga soo badiyay, waxaana guul ka gaartay degmada ay dariska yihiin ee howlwadaag.

Taaba gelinta sanadkan tartanka Shabakadda Warbaahinta Shabelle waxaa iska kaashanaya shirkadaha Beco iyo Coca-Cola

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this