Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-Puntland oo soo saartay awaamiir culus

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Wasaaradda shaqada shaqaalaha, dhilinyarada iyo ciyaaraha ee Puntland ayaa waxa ay amaro dul dhigtay Ajaaniibta ka shaqeysata deegaanada maamulkaasi.

Wareegto ka soo baxday xafiiska agaasimaha guud ee wasaaraddaasi Axmed Cabdulle Tigaana ayaa lagu amray dhammaan hay’adaha ka howlgala Puntland in aysan shaqaaleyn karin qof aan soo marin hab sharciga waafaqsan.

Sidoo kale wasaaraddu waxa ay dhammaan fartay in cid kasto oo ay quseyso amarkan ay hoggaansato xeerarka iyo shuruucda dowlad goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka Akhriso:-

77

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this