Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo amar kasoo saartay ajaaniibta ka howlgasha deegaanadeeda

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (Caasimada Online)-War saxaafadeed kasoo baxa Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha Puntland ayaa amar kasoo saartay shaqaalaha ajaaniibta ee ka howlgala deegaanada maamulka Puntland.

War-Saxaafadeedka ayaa dhammaan waxaa lagu amray shirkadaha iyo hay’adaha kala duwan ee ka hawlgala deegaannada Puntland, in ay mudda bil gudaheed ah ku soo gudbiyaan xogta shaqaalahooda oo dhameystiran.

Waxaa kale oo ay Puntland amar dul dhigtay loo shaqeeyayaasha oo ay ku amartay in muddo bil gudaheed ah ku gudbiyaan xogta shaqaalaha si ay ula socoto Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland.

Goaanka.jpg

Caasimada Online
Xafiiska Puntland
Caasimada@live.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this