Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Madaxweynaha Haddii Uu Dastuurka Jabiyo Tallaabooyinka Laga Qaadayo Dastuurka Ayaa Tilmaamaya, Xadhiga Xildhibaanku Waa Sharci-darro…” Guddoomiye Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo maanta warbaahinta la hadley waxaa uu beeniyey in uu Magaalada Nairobi kula kulmay Safiirada dalalka Mareykanka iyo Qatar u fadhiya dalka Soomaaliya, balse waxaa uu hoosta ka xariiqay in aaney jirin cid u yeedhin kara safiirada uu la Kulmayo.

Dhinaca kale Dr Ciro ayaa sharci-darro ku tilmaamay xadhiga Xildhibaan Dhakool iyo guddoomiye Maxamed Sadiiq Dhamme, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this