Saalax Posted May 14, 2019 Booliska Somaliland ayaa Hargeysa ku xiray wiil ku labisnaa funaanad iyo surwaal midabka calanka Soomaaliya ah.   Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted May 14, 2019 He was wearing just a blue one I am sure this was just a set up for the camera   Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 14, 2019 2 minutes ago, Tallaabo said: He was wearing just a blue one I am sure this was just a set up for the camera   And if it is real, do you get why I use a cult? 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Deeq A. Posted May 14, 2019 Hargeysa (Caasimada Online) ― Ciidamada Booliska Somaliland ayaa saaka xabsiga dhigay wiil dhalinyaro ah oo ku labisnaa dhar calanka Soomaaliya ah. Ciidamada ayaa badhtanka suuqa Hargeysa ka soo xiray wiilkan dhalinyarada ah oo ka tukaameysanay meel dhar lagu gado. Deegaanada Somaliland ayaa waxa looga diyaar garoowaya xuska 18-May, taasi oo loo badinayo in Xukuumada Biixi u aragtay in wiilkan dhalinyarada ah uu kasoo hor-jeedo dowladnimada aan wali la aqoonsan ee Somaliland. Ilaa iyo hadda ma jirto wax faah-faahin ah oo Laamaha amaanku ay ka bixiyeen xariga wiilkan dhalinyarada ah ee lagu soo xiray calanka Soomaaliya ee uu ku labistay darteed. Si kastaba, Maaha markii u horeysay ee Xukuumada Somaliland ay xabsiga dhigto dad ku labisan calanka Soomaaliya, iyada oo muddooyinkii u dambeeyay uu sarre u kacay xariga Xukuumada Biixi kula kacdo dadweynaha ku nool Somaliland. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted May 14, 2019 That is madness. What is next? Don't drive "blue" car? 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 14, 2019 Sodon sano oo dawlad la'aana waxaa laga dhaxlaa arimahaanoo kale, meel walba oo somaali joogto waxay jecel yihiin in fowdo lagu noolaado. Allaha umadda soo hadeeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 14, 2019 Saalax, check this page: Labba saacadood kadib xadhigii Cabdiraxmaan Aar, Hargeysa dhalinyaradii waxay bilaabeen inay ku lebistaan Calanka Soomaaliyeed. Waxaana lafilayaa in dhalinayaradu magaalooyinkoo idil ku lebistaan. M.FACEBOOK.COM Labba saacadood kadib xadhigii Cabdiraxmaan Aar, Hargeysa dhalinyaradii waxay bilaabeen inay ku... Â Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 14, 2019 Cagjar ma laga cabsaday maxaa loo taaban waaye? Jir oo joog calanka suubanoow samada u ekoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted May 14, 2019 Reer Hargeisa waynaga ilbaxsan  yihiin kuye bileys, bileeys. Dhulka uun baan taaban  lahayn hadaan reer Burco nahay!  Somalia calankeedu ha jiro baanu leenahay balse Jamhuuriyadda barakaysan ee tashatay fowdo uma ogolin iyo inan/wiil yar oo $100 loo soo diray, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 14, 2019 3 hours ago, Dahireeto said: That is madness. What is next? Don't drive "blue" car?  Markas bay ku leyihin ictiraaf ha nala siiyo  Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted May 14, 2019 57 minutes ago, Barwaaqo said: Reer Hargeisa waynaga ilbaxsan  yihiin kuye bileys, bileeys. Dhulka uun baan taaban  lahayn hadaan reer Burco nahay!  Somalia calankeedu ha jiro baanu leenahay balse Jamhuuriyadda barakaysan ee tashatay fowdo uma ogolin iyo inan/wiil yar oo $100 loo soo diray, Barwaaqo, are you saying you would stone him to death? What do you mean by "dhulkan taaban lahayn"? 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 14, 2019 A Court house in Bosaso gets blown up, a Turkish Aid worker and his car gets killed by road side bomb, US drones kill god-knows-what near mountains near Bosaso. And yet, despite the lost of lives and property, reer Koonfurka are busy on Social Media spending hours talking about a disciplinary case by police in Hargeisa.  1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 14, 2019 4 hours ago, Suldaanka said: A Court house in Bosaso gets blown up, a Turkish Aid worker and his car gets killed by road side bomb, US drones kill god-knows-what near mountains near Bosaso. And yet, despite the lost of lives and property, reer Koonfurka are busy on Social Media spending hours talking about a disciplinary case by police in Hargeisa.  Whataboutism in action. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 14, 2019 6 hours ago, Dahireeto said: Barwaaqo, are you saying you would stone him to death? What do you mean by "dhulkan taaban lahayn"? Â Daadkan ma sidaas bay caadi ku yihin horta. Quote Share this post Link to post Share on other sites