Deeq A. Posted May 14, 2019 Qarax aad u xoog badan ayaa goordhow ka dhacay Muqdisho. Qaraxa oo jugtiisa si weeyn looga maqlay ayaa ka dhacay xarunta degmada Warta Nabada ee Muqdisho. Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa dhinaca dambe ee degmada ka soo galay ayaa is qarxiyay sida ay inoo sheegeen goobjoogayaal. Qaraxaasi ayaa waxaa uu geeystay qasaare badan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Faah faahinta dib kala soco insha allah Puntland Post The post Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites