Deeq A. Posted May 13, 2019 (SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xubnaha Xukumadiisa ayaa markale indho indhayn socdaal ah ku maray dhulka Roobabku wax yeeleeyeen Magaaladda Hargaysa. Sannadkii hore ayuunbay ahayd markii Dad daadad ku qaadeen Hargaysa dhexdeeda uu Madaxweynuhu indho indhayn ugu tagay, waxaana kamid ah qoys caruur uu kala tagay Dadku, xaafadda Daami oo dhaamkeedu Dad liqay iyo goobo kale. Isla Caawa waxaa magaaladda Hargaysa ka da-ay roob keenay dhimasho iyo dhaawac sidii caada ahayd Madaxweynaha iyo Wasiirka arrimaha gudaha iyo saraakiisha Ciidanka ayaa Soo indho indheeyay, waxaana muuqata awood darrada Xukuumadda Muuse Biixi oo sannadkii labaad dhacdooyin isku mid Ah isku Si u wajahaysa. Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted May 14, 2019 Do you see the guy with the : Macaws iyo Shaal" ? that is the interior minister. seem relaxed with no agency. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted May 14, 2019 The environmental situation in Hargeisa is only going to get much worse for their is no will to manage its affairs well. Simply Hargeisa is missing the most important aspects of any respectable city worth its name. There are no: 1. Proper roads 2. Drainage and sewage system 3. Waste management system 4. Power grid 5. Bridges across the dry river that divides the city in equal halves. 6. Footpaths and pedestrian pavements 7. Traffic management system 8. Recreational parks, playing fields, and open grounds Any many more important aspects of a proper city. Walking through the city feels like walking on a landfill. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 14, 2019 6 hours ago, galbeedi said: Do you see the guy with the : Macaws iyo Shaal" ? that is the interior minister. seem relaxed with no agency. To be fair, bisha Soonka lagu jiraa saas ugu wacan, I guess. He could be straight from tarawiix prayers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted May 14, 2019 Does Biixi pray or fast? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted May 15, 2019 22 hours ago, Dahireeto said: Does Biixi pray or fast? That's not your concern. Quote Share this post Link to post Share on other sites