Sign in to follow this  
Deeq A.

SOMALILAND:Madaxweyne Muuse Biixi Walalkii Iyo Wiil Uu Abti U Yahay Oo Dhul Ku Haysta Qoys Danyar Ah.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa)Qoysas danyar oo ku nool xaafad ka mid ah Hargeysa ayaa sheegay in nin madaxweynaha Somaliland ay walaalo yihiin oo lagu magacaabo Cumar Biixi Cabdi iyo wiil uu abti u yahay ay ku haystaan dhulka ay deggan yihiin.

A63AB6B8-15AE-4640-B34E-A0F228785BD1.jpe BF376680-5DA0-4A6C-9527-9917FB051B99.jpe

Madaxweynaha Somaliland ayay ka codsadeen in uu ka qabto xubnahan ka tirsan qoyskiisa oo ay ku eedeeyeen in ay dulminayaan.

Ninka ay walaalaha yihiin madaxweynaha ayay sheegeen in uu Qurbaha uga yimi si uu dhulkooda u qaato.

Dhinaca la eedeeyay ilaa hadda kama jawaabin.

Dhawaan ayuunbay ahayd markii buuq ilaa hadda taagani ka dhashay dhul Madaxweynuhu Sheegay in Madaxtooyo cusub laga dhisaayo taas oo Haween maato ah tacadi badan loogu gaystay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this