Sign in to follow this  
Deeq A.

Roob Mahigaan Ah Oo Hargaysa Khasaare Gaadhsiiyay, 5- Ruux Ayaa Geeriyootay Tiro Kalena Dhaawac Ayaa Gaadhay.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Roob xoogan oo mahiigan ah oo Caawa Fiidkii Wakhtiga xiligii Afurada ka da’ay Magaaladda Hargaysa ayay ka dhasheen Khasare xoogan.

325526DD-F634-48CF-AE42-81398C455556.jpe

Inta la hubo ilaa 5-Ruux ayaa u geeriyooday waxyeelada Roobka, halka tiro kalena dhaawacyo soo gadhwen, Sidoo kale waxa khaasare ku yimi Dhismayaal isugu jira Huteelo iyo Guryo . Wakhtiga Oo goor habeen ah awgeed waa suurto gal in Khasaaruhu intaas ka badnaado. Dhibaatada Ugu daran ee Magaaladda Hargaysa haysata ayaa ah dhulkii biyo marrenada oo xidhmay iyo Magaaladda Oo aan lahayn wax diriinij ah amma meel biyuhu ka baxaan oo maraan taas oo khasaaraha ugu badan ka dhasho. Geesta kale shirkasaha Laydhka oo iyana aan habays nayn ayay mar kasta oo Roob yimaado Dad ku dhintaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this