Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxgarad ku baaqay in la soo daayo Roobow

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) -Odayaal iyo xubno siyaasiyiin ah oo ka soo jeeda deegaanada K/ Galbeed oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa ay ka warbixiyeen meesha ay marayaan dadaallada la doonayo in lagu soodaayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur.

Waxgaradkan iyo siyaasiyiinta ayaa sheegay in haatan meel wanaagsan ay marayaan wada hadallada lagu doonayo in lagu soo daayo wadaadkaasi.

Sidoo kale waxa ay dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed ay ka dalbadeen in muddo 15 cisho gudahood xorriyadiisa dib loogu soo celiyo Roobow.

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Masuur oo ka mid ahaa Musharraxiinta u taagneyd hoggaanka maamulka K/ Galbeed ayaa bartamihii bishii December ee sanadkii hore laga soo xiray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this