Deeq A. Posted May 13, 2019 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in aragti ahaan uu qabo in aanu fashilmin shirkii madaxda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ee Garoowe. Wuxuu tilmaamay in la arkay oo kaliya culeysyada jira inta ay la egyihiin iyo sidoo kale waxa loo baaha yahay in loo gudbo. Waare ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in la isku soo laabto mar kale oo laga shaqeeyo aayaha dalka iyo in la dhammeeyo wax walbo oo jira. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/05/cod-1-waare-.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites