Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo heshiis iskaashi gaaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Shir ay xalay Garoowe ku yeesheen saddexda dowlad goboleed ee Puntland, Hirshabeelle iyp Koonfur Galbeed ayay ka soo saareen, war-murtiyeed ka kooban 7 qodob oo ay ku heshiiyeen.

War-murtiyeedka ayay ku sheegeen in ay ku heshiiyeen, iskaashi cusub oo ku saabsan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, horumarinta ganacsiga, federaalaynta dalka iyo tayaynta hay’adaha dowladda.

Halkaan ka akhriso war-murtiyeedka

FB_IMG_1557723792305.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Puntland Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo heshiis iskaashi gaaray appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this