Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Saxafi Dhalinyaro Ah U Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaliya ee Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 ku Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland

AB444833-5801-4FC4-B5E9-F4E38EB2A68E.jpe

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibraddiisa
shaqo

Waxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa Jaamac Yuusuf Jaamac Jama Deperani loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland
  2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu. -DHAMMAAD-
    XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this