Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdillahi Deni ayaa xeer madaxweyne ku magacaabay Afhayeenka  Madaxtooda Punland.

Madaxweynaha ayaa u macaabay Jaamac Yuusuf Jaamac( Dabaraani) inuu noqdo Afhayeenka Madaxtooyada maamulka Putnland.

Maxwenaha ayaa magacaabistaan u cuskaday xeerka Numbarkiisu yahay Lr may 12 2019 waxa uu afhayeenka Maxtooyada dowladda Putnland loo magacaabay

Maxaweynaha dowladda Putnland.

Markii uu arkay dastuurka dowladda Putnland .

Markii uu tixgaliyay aqoonsigiisa khibradda uu leeyahay shaqo.

waxuu xeeriyay.

1 waxaa Jaamac Yuusuf Jaamac( Dabaraani) inuu noqdo Afhayeenka Madaxtooyada dowladda  Putnland

2 Xeerkaan waxa uu dhaqabn galayaa markuu madaxweynu saxiixo waa uuna saxiixay

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this