Sign in to follow this  
Deeq A.

Sideynu u xasuusanaa Xaaj Cabdikariim Xuseen

Recommended Posts

Deeq A.   

W. Q. Axmed Yuusuf Ducaale

Xaajiga Alla ha u naxariisto, Qoyskuu ka baxay, Qaranka Somaliland iyo soomaali intey geeridiisu taabatayba Eebeheen samir iyo imaan hakasiiyo .Sideynu u xasuusanaynaa bir kumaan goyne aan usoo jeediyo wasiirka hawwlaha guud iyo guryeyenta mayorka iyo golaha degaanka hgsa, in ay dhul danta guud ah ugu deeqaan; Miidaan-naba Kdeedka Xaaji Cabdi kariim Xuseen ee HGSA ( Haji Abdulkareem Husein square of peace) (Miidaan Alxaag Cabdi Kareem Husein Li-Salaam).​

Banaankaasi doog ha lagu beero, koraasi sibidh ah oo kala fogfog halagu beero laydh ha la geliyo haddii ay suura gal noqotana badhtamka gidaar aan sidaa u sii dheerayn oo 2 ama 3dex jaranjaro leh oo aad u kooban, laguna qorey taariikhdiisa oo kooban ha lagu darro. kalg​acalkaan u hayey Marxuumka intaas ayaan ku muujiyey soo jeedinteydana waa waxii alla kaga duwaa mus uu liyiinta aan magac *****.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this