Deeq A. Posted May 12, 2019 W. Q. Axmed Yuusuf Ducaale Xaajiga Alla ha u naxariisto, Qoyskuu ka baxay, Qaranka Somaliland iyo soomaali intey geeridiisu taabatayba Eebeheen samir iyo imaan hakasiiyo .Sideynu u xasuusanaynaa bir kumaan goyne aan usoo jeediyo wasiirka hawwlaha guud iyo guryeyenta mayorka iyo golaha degaanka hgsa, in ay dhul danta guud ah ugu deeqaan; Miidaan-naba Kdeedka Xaaji Cabdi kariim Xuseen ee HGSA ( Haji Abdulkareem Husein square of peace) (Miidaan Alxaag Cabdi Kareem Husein Li-Salaam). Banaankaasi doog ha lagu beero, koraasi sibidh ah oo kala fogfog halagu beero laydh ha la geliyo haddii ay suura gal noqotana badhtamka gidaar aan sidaa u sii dheerayn oo 2 ama 3dex jaranjaro leh oo aad u kooban, laguna qorey taariikhdiisa oo kooban ha lagu darro. kalgacalkaan u hayey Marxuumka intaas ayaan ku muujiyey soo jeedinteydana waa waxii alla kaga duwaa mus uu liyiinta aan magac *****. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites