Deeq A. Posted May 12, 2019 Kismaayo (SMN) – Suldaan Cabdicasiis Cumar Daad Beyle oo u warramay Shabelle ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Sudaan Beyle ayaa sheegay in Madaxweynahu uusan rabin in doorasho xaq ah ay ka dhacdo deegaanada maamulkaasi. Sidoo kale waxa uu xusay in Madaxweyne Axmed Madoobe uu doonayo in markale loo soo doorto hoggaanka Jubbaland, taasina ay tahay sababta uu hor istaagayo Musharraxiinta ka qeyb galeysa doorashada dowlad goboleedkaasi. Dhawaan ayaa la filayaa in ay dhac dodoorashada Madaxweynaha Jubbaland, taas oo qaban qaabadeeda lagu dareemayo magaalada Kismaayo ee G/Jubbada Hoose. View the full article Share this post Link to post Share on other sites