Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax goor dhow ka dhacay agagaarka iskgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa lagu xiray gaari Hilux- ah oo la sheegay in uu saarnaa nin Turki ah, kaas oo dhaawac ahaan meesha looga qaaday.

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in ninkani uu ahaa Injineer, waxaana magaciisa lagu soo gaabiyay Mustafa.

Ciidamo ka tirsan kuwa amamaanka aya gaaray goobta, kuwaas oo isku geedaamay meesha ay wax ka dhaceen.

Kala soco wixii soo kordha radioshabelle.com

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this