Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiillada Somaliland Oo Diiday Codsi Loo Soo Gudbiyay Oo Lagaga Dalbanayay Inay Xasaanada Ka Qaadaan Xildhibaan Dhakool

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddida joogtada ah ee golaha wakiillada Somaliland ayaa diiday cod ay u soo gudbiyeen xeer ilaalinta Somaliland oo ka ka dalbatay in xasaanada ay ka qaadaan Xildhibaan Maxamed Dhakool.

Guddida ayaa ku baaqay in xorriyadiisii loo soo celiyo xildhibaanka.

Guddida ayaa amaanay go’aankii Maxkabadda gobolka maroodi-jeex maalintii shalay ku diiday ka garniqida dacwadda loo haysto xildhibaanka, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this