Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo La Afuray Bulshada Muslimka Ee Dalkaasi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis Ababa)-Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa afur u sameeyey bulshada muslimka ah ee dalka Itoobiya.

IMG_20190511_215051-696x464.jpg

Raysal Wasaaruhu wuxuu la wadaagay Muslimiintii uu la afuray qiimaha ay leedahay Nabada, Midnimada, Is-cafinta, Isa-saamaxa bisha barakaysan ee ramadaan loo baahan yahay.

Sida lagu baahiyey war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Dr Abiy Axmed.

Kaas oo sidoo kale bulshada muslimiinta ah ugu baaqay inay ka qaybqaataan dedaal iyo olole loogu jiro in dalka Ethiopia laga sameeyo olole nadaafadeed oo lagu nadiifinayo deegaanka inta lagu gudo jiro bishan barakaysan ee Ramadaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this