Sign in to follow this  
Deeq A.

3 nin oo dil toogasho ah lagu xakumay kiiskii Caa’sha

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamada Darajada Koowaad ee dagmada Garowe ayaa saaka go’aan ka soo saartay kiiskii dilkii Caa’isha Ilyaas Aadan, Gudoomiya maxkamadda Shiikh Cabdinuur ayaa ku dhawaqay in maxkamaddu dil toogasho ah ku xukuntay 3-da Eedaysane ee kala ah Cabdifataax Cabdirahman Warsame, Cabdisalaan Cabdirahman Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Dige 

Maxkamadu waxa ay sidoo kale amartay in sida ugu dhakhsaha badan xoriyadooda loo siiyo 7-da eedaysane ee kale, iyadoo tilmaantay in maxkamadda horteeda la keeni waayey wax cadaymo ah oo raggaas ku saabsan.

Puntland Post

The post 3 nin oo dil toogasho ah lagu xakumay kiiskii Caa’sha appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this