Sign in to follow this  
Deeq A.

Caalim “Markii Horeba Garoowe Waxaa Tagay Madax Isku Careysan” (Dhageyso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalin oo wax badan kala socda siyaasadda dalka ayaa nasiib darro ku tilmaamay fashilkii ku yimid shirkii Garoowe uga socda madaxda DFS iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Waxa uu tilmaamay in magaalada Garoowe ay isugu tageen madax isku carreysan oo markii horeba la fileyn iney wax xalliyaan.

Si gaar ah wuxuu aqoonyahan Caalim u dhaliilay madaxda dowladda federaaka oo uu tilmaamay in looga baahnaa isku tanaasul.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/05/WAREYSI-CAALIM.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this