Ismahaan Posted October 17, 2009 Canjeelo Somali, sabayad , shushumoow, i cun , caana baraawe , xalwad ,and malawax Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 17, 2009 Don't forget soor iyo caano, muufo iyo macsaro. Yaabka, more on here Somali Food Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted October 17, 2009 Soor iyo caano ayaa sax ah soomaha? tirada ayey ka bateen, kee baa loo hormariyaa keebaa loo daba mariyaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 17, 2009 bariis, cadriyad, baasto, hilib adhi, laxoox(canjeelo), malawax, sabayad(kimis), sanbuus, sareen, soor (shuuro), xalwad. I can't think of anything else. nowadays somalis do eat lasagnia. Almost every somali family bt yeh I don't think its part of somali food cuisine. At least traditionally speaking. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted October 17, 2009 cad iyo caano, meat & milk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 17, 2009 Waxay ku xirantahay hadba gobolka aad ka timid. Nin reer Koofur ah ayaa maqaayad soo fariistay Galkacyo ku taal, isaga & kamalyeerigii waxaa dhex martay sheekadaan: Ninkii: Maxaa yaallo? Waiter: Cad & Caano! Ninkii: Caano waa kasee, Cadkaanna maxaas ahaayne? Waiter: Waa Hilib ari. Ninkii: ee Goosaar lee joogtaa..maxaa lagu cunaa hilibka & Caanaha! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 18, 2009 Originally posted by Aaliyah416: bariis, cadriyad, baasto, hilib adhi, laxoox(canjeelo), malawax, sabayad(kimis), sanbuus, sareen, soor (shuuro), xalwad. Ee cunto Soomaaliyeed oo Soomaalida dhaqan u ah uu na weydiiyee, walaashiis. Saas u qaatay su'aashiisa koley. Adigana xalwo, baasto, sabaayad iyo sambuus keentay. Kuwaan waa kuwa gadaal laga keenay, dhaqan lasoo import gareeye. ______________ Ninkii: Maxaa yaallo? Waiter: Cad & Caano! Ninkii: Caano waa kasee, Cadkaanna maxaas ahaayne? Waiter: Waa Hilib ari. Ninkii: ee Goosaar lee joogtaa..maxaa lagu cunaa hilibka & Caanaha! Runtiis ahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 18, 2009 goosaar maxa la dhaha? anyways, what is somali food in your opinion? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted October 18, 2009 Traditional somali food 1.soor iyo caano 2.Muufo iyo maraq 3.cambuulo 4.canjeero ama laxoox 5.bajiye with basbaas 6.bariis with moos. 7.oodkac 8.sugaar 9.kashaato n many more. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 18, 2009 HILIB IYO CAANO ................ Quote Share this post Link to post Share on other sites