Deeq A. Posted May 12, 2019 Goobjoogayaal ku sugnaa halka lagu dhaawacay taliyaha ayaa waxa ay sheegeen in 3 nin oo dhalinyaro ah, ay weerareen taliyaha xilli uu kasoo baxay masjid uu kusoo tukaday salaadii Taraawiixda mana jirin ilaalo la soctay sargaalka. Read More Share this post Link to post Share on other sites