Sign in to follow this  
Deeq A.

Fanaanka Caanka Ah Ee Sir Maxamuud Cumar Oo Qaranka Ka Tacsi Yadeeyay Geerida Marxuum Xaji Cabdi Waraabe

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Fanaanka caanka ah ee Sir. Maxamuud Cumar Cabdi ayaa Qaranka Ka Tacsi Yadeeyay Geerida Marxuum Xaji Cabdi Yuusuf Xuseen (Cabdi Waraabe ) oo maanta Aasqaran loogu sameeyay Magaaladda Hargaysa .

F6C7820F-923D-4B67-BC48-BFF105606B0C-102

Dhanbaal Tacsi oo uu soo gaadhsiiyay Shabakadda wararka ee Somalilandtoday ayaa u dhignaa sidan. “ Anigu ku hadlaaya magaca Qoyska Ila Cumar Cabdi ehelkii iyo qarabadii iyo Qaranka Somaliland guud ahaan ka tacsi yadaynayaa geerida ku timi Halyaygii nabada Geeska Afrika Xaji Cabdi Xuseen Yuusuf oo runtii geeridiisu taabatay dhammaan ummadda afka Soomaaliga ku hadasha.

Wakhti khayr badan ayuu dhintay alle Jannooyinkiisa haku casuumo Qaranka Somaliland na samir iyo iimaan haka siiyo . Aamiin …Aamiin

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this