Deeq A. Posted May 11, 2019 Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay saacadihii la soo dhaafay ku sheegtay inuu fashil ku yimid shirkii Garoowe, ee u dhaxeeyey dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah. Galmudug waxaa ay ku doodey in dowladda federaalka ah ay xagaldaacisay ajendaha shirka, isla markaana ay ixtiraami weysay shirkii Djibouti ee Galmudug iyo Ahlu sunna Halkan Ka Akhriso, Qoraalka Galmudug: Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites