Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaaliya oo eedeyn u jeedisay Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa war-saxaafaddeed ay soo saartay uga hadashay go’aankii ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi, go’aankaas oo lagu tilmaamay in uu yahay mid siyaasadeysan, xiriirna lala sameyn doono hey’adaha ay khuseyso arrintaan.

Halkaan ka Akhrisoo war-saxaafadeedka dowladda Soomaaliya ka soo baxay.

” Dowlada Federaalka Soomaaliya (DFS) waxay aad uga xuntahay go’aanka ay gaartay
dowladdaKenyaeeahinduullimaadyadiitooskaahaaeeMuqdishoiyoNayroobimaanta
loo leexiyay magaalada Wajeer, talaabadaas oo ay dowladdu u aragto mid culeys lagu
saarayodhaqdhaqaaqamuwaadiniintaSoomaaliyeed.

DFS waxay u aragtaa arrintani mid siyaasadeysan oo aan u wanaagsanayn xiriirkaderisnimo, is-afgaradyadii hore ee labada dowladood ka dhaxeeyay, ganacsiga iyo isusocodkalabadashacab.

DFS waxay u taagan tahay dhawrista sharafta iyo karaamada ummadeeda iyo
qaranannimadeeda,waxaynaugubaaqaysaa dowladdaKenya in aydibufiirisotallaabadan
culeyskakuahganacsigaiyoisusocodkalabadashacabeewalaalahaah.

DFS waxay xiriir la sameyn doontaa hay’adaha ay khuseyso arrintan, iyadoo qiimeyneysa
tallaabadakuhabooneeayqaadeyso.

Mog-Nairobi-Press-Release-1

11

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this