Deeq A. Posted May 11, 2019 Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa war-saxaafaddeed ay soo saartay uga hadashay go’aankii ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi, go’aankaas oo lagu tilmaamay in uu yahay mid siyaasadeysan, xiriirna lala sameyn doono hey’adaha ay khuseyso arrintaan. Halkaan ka Akhrisoo war-saxaafadeedka dowladda Soomaaliya ka soo baxay. ” Dowlada Federaalka Soomaaliya (DFS) waxay aad uga xuntahay go’aanka ay gaartay dowladdaKenyaeeahinduullimaadyadiitooskaahaaeeMuqdishoiyoNayroobimaanta loo leexiyay magaalada Wajeer, talaabadaas oo ay dowladdu u aragto mid culeys lagu saarayodhaqdhaqaaqamuwaadiniintaSoomaaliyeed. DFS waxay u aragtaa arrintani mid siyaasadeysan oo aan u wanaagsanayn xiriirkaderisnimo, is-afgaradyadii hore ee labada dowladood ka dhaxeeyay, ganacsiga iyo isusocodkalabadashacab. DFS waxay u taagan tahay dhawrista sharafta iyo karaamada ummadeeda iyo qaranannimadeeda,waxaynaugubaaqaysaa dowladdaKenya in aydibufiirisotallaabadan culeyskakuahganacsigaiyoisusocodkalabadashacabeewalaalahaah. DFS waxay xiriir la sameyn doontaa hay’adaha ay khuseyso arrintan, iyadoo qiimeyneysa tallaabadakuhabooneeayqaadeyso. Mog-Nairobi-Press-Release-1 View the full article Share this post Link to post Share on other sites