Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada G/Shacabka oo kulan ku leh Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho kulan ay ku yeeshaan xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulankan ayaa qorshuhu yahay in uu hortago wasiirka wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Wasiirka ayaa Golaha ka hor akhrin doono hindise sharciyeedka Daqliga oo ay soo diyaarisay wasaaradiisi.

Sidoo kale Xildhibaanada BFS ayaa maanta soo gabagabeynaya ka doodista hindise sharciyeedka shirkadaha dalka oo hor yaalay muddo 9 bilood ah.

Fahdigan ayaa noqonaya  kii 13-aad oo qeyb ka ah Kaldhiga shanaad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this