Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay hakinta duulimaadyadii Muqdisho iyo Nairobi

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaawar ka soo saartay go’aankii ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi.

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada ayaa lagu sheegay in go’aankaasi uu yahay mid siyaasadeeysan iyaga oo sheegay in ay xiriirna kala sameyn doonaan hey’adaha ay khuseyso arrintaan.

Dowlada Kenya ayaa hakisay duulimaadyadii tooska aheyd ee Muqdisho iyo Nairobi.

Hoos ka aqriso warsaxaafadeeeka.

FB_IMG_1557526815522.jpg?w=1000&ssl=1

Puntland Post

The post Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay hakinta duulimaadyadii Muqdisho iyo Nairobi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this