Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Gaari Oo Caawa Muqdisho Ka dhacay

Recommended Posts

Deeq A.   

Qarax gaari ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhaw xarunta danbi baarista ee CID ee dagmada hodan ee gobalka Banaadir ,wararka ayaana tibaaxaya inuu  qaraxa  ahaa mid lagu dhajiyay gaari markii uu marayay xarunta meel u dhawna uu qarxay,

Qaraxa ayaa ahaa mid aad looga maqlay qaar kamid ah dagmooyinka qaar ee magaalada Muqdisho Ilaa iyo hadda waxa aan la ogeeyn qasaaraha ka dhashay qaraxa.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this