Deeq A. Posted May 10, 2019 Qarax gaari ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhaw xarunta danbi baarista ee CID ee dagmada hodan ee gobalka Banaadir ,wararka ayaana tibaaxaya inuu qaraxa ahaa mid lagu dhajiyay gaari markii uu marayay xarunta meel u dhawna uu qarxay, Qaraxa ayaa ahaa mid aad looga maqlay qaar kamid ah dagmooyinka qaar ee magaalada Muqdisho Ilaa iyo hadda waxa aan la ogeeyn qasaaraha ka dhashay qaraxa. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites