Deeq A. Posted May 10, 2019 Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay duqeymaha ay ciidamada Mareykanka ka gaystaan Soomaaliya ee lala beegsado kooxaha argagixisada. Duqeymahan ayaa waxaa mararka qaar ka dhashay eedeymo ku saabsan in shacab ay waxyeelo kasoo gaarto. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa. Read More Share this post Link to post Share on other sites